Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal ka dhacay garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo laga celiyay …

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in goordhaw afaafka garoonka diyaaradaha ay ku dagaalameen Ciidanka PMPF ee gacanta ku haya garoonka diyaaradaha iyo Kuwa PSCF ee awoodda ku leh Boosaaso. Ciidamadan dagaalamay ayaa lasoo sheegayaa in dagaalkooda salka ku hayo amarka garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso looga celiyay diyaarad ay la … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal ka dhacay garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo laga celiyay …